Surah Al-'alaq ( The Clot )

Surah Al-'alaq ( The Clot ) - soomaali Aya count 19

Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).
Share