Surah Al-Layl ( The Night )

Surah Al-Layl ( The Night ) - soomaali Aya count 21

Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo.
Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal).
Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican).
Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya».
Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal).
Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada.
Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi.
Share