Surah Ash-Shams ( The Sun )

Surah Ash-Shams ( The Sun ) - soomaali Aya count 15

Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo).
Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)
Share