Surah Al-Fajr ( The Dawn )

Surah Al-Fajr ( The Dawn ) - soomaali Aya count 30

Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo).
Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
Share