Surah Al-Ghashiya ( The Overwhelming )

Surah Al-Ghashiya ( The Overwhelming ) - soomaali Aya count 26

Wax cunto ahna kama helaan oon ahayn cunno xun (oo wax dhibta).
Wajiyaalna maalintaas way Nicmaysnaan (Waa mu'miniinta).
Waxayna ka raalli noqotay camalkeedii.
Hase yeeshee Ruuxii xaqa ka jeedsada oo Gaalooba (ku soo celi xaqa).
Share