Surah Al-A'la ( The Most High )

Surah Al-A'la ( The Most High ) - soomaali Aya count 19

Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
Share