Surah At-Tariq ( The Night-Comer )

Surah At-Tariq ( The Night-Comer ) - soomaali Aya count 17

Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.
Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.
Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).
Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).
Share