Surah Abasa ( He frowned )

Surah Abasa ( He frowned ) - soomaali Aya count 42

Wajiguu u uruuriyay oo jeedsaday (Nabigu).
Miyaad ogtahay inay u dhawdahay inuu hanuuno oo Daahir noqdo.
Ruuxiise is deeqtoonaysiiya (islana waynaada).
Waxay ku sugantahay (waanadu) Kutub Sharaf leh.
Oy Gacanta ku hayaan Malaa'ig (wax qorta).
Waxaana dabooli Madow (iyo naxdin).
Share