Surah Al-Insan ( Man ) - Aya 3

Surah Al-Insan ( Man ) - soomaali - Aya 3 Aya count 31

إِنَّا هَدَيْنَٰهُ ٱلسَّبِيلَ إِمَّا شَاكِرًۭا وَإِمَّا كَفُورًا ﴿٣﴾
Annagaa Dadka tusinnay Jidka, waxayna Noqdeen mid Shukriya (mahadiya) iyo mid Gaalnimo Badan.
Share