Surah At-Taghabun ( Mutual Loss & Gain ) - Aya 15

Surah At-Taghabun ( Mutual Loss & Gain ) - soomaali - Aya 15 Aya count 18

إِنَّمَآ أَمْوَٰلُكُمْ وَأَوْلَٰدُكُمْ فِتْنَةٌۭ ۚ وَٱللَّهُ عِندَهُۥٓ أَجْرٌ عَظِيمٌۭ ﴿١٥﴾
Xoolihiinnu iyo Caruurtiinnu waa uun fidno (ibtilo) Eebe agtiisaase ajir weyn (ku sugan yahay).
Share