Surah Al-Jumu'ah ( Friday ) - Aya 3

Surah Al-Jumu'ah ( Friday ) - soomaali - Aya 3 Aya count 11

وَءَاخَرِينَ مِنْهُمْ لَمَّا يَلْحَقُوا۟ بِهِمْ ۚ وَهُوَ ٱلْعَزِيزُ ٱلْحَكِيمُ ﴿٣﴾
(Waxaa kale oo Eebe Nabigu u diray) kuwo kale oon weli la kulmin kuwaas, Eebena waa Adkaade falsame ah.
Share