Surah Adh-Dhariyat ( The Wind that Scatter ) - Aya 52

Surah Adh-Dhariyat ( The Wind that Scatter ) - soomaali - Aya 52 Aya count 60

كَذَٰلِكَ مَآ أَتَى ٱلَّذِينَ مِن قَبْلِهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا قَالُوا۟ سَاحِرٌ أَوْ مَجْنُونٌ ﴿٥٢﴾
Xaalku waa saas, Gaaladii ReeMakaad ka horreysayna markastoo Rasuul uyimaado waxay dhihi jireen waa Saaxir ama waa waalanyahay.
Share