Surah Qaf ( The Letter Qaf ) - Aya 33

Surah Qaf ( The Letter Qaf ) - soomaali - Aya 33 Aya count 45

مَّنْ خَشِىَ ٱلرَّحْمَٰنَ بِٱلْغَيْبِ وَجَآءَ بِقَلْبٍۢ مُّنِيبٍ ﴿٣٣﴾
Ruuxii Eebaha Raxmaan ah ka yaaba isagoon arkaynin, oo la yimaada Qalbi toobadkeen badan.
Share