Surah Al-Ahqaf ( The Curved Sand-hills ) - Aya 14

Surah Al-Ahqaf ( The Curved Sand-hills ) - soomaali - Aya 14 Aya count 35

أُو۟لَٰٓئِكَ أَصْحَٰبُ ٱلْجَنَّةِ خَٰلِدِينَ فِيهَا جَزَآءًۢ بِمَا كَانُوا۟ يَعْمَلُونَ ﴿١٤﴾
Kuwaasna waa ehlu-Janno wayna ku waari dhexdeeda, abaalmarin camalkoodii (wanaagsanaa) darteed.
Share