Surah Az-Zumar ( The Groups ) - Aya 70

Surah Az-Zumar ( The Groups ) - soomaali - Aya 70 Aya count 75

وَوُفِّيَتْ كُلُّ نَفْسٍۢ مَّا عَمِلَتْ وَهُوَ أَعْلَمُ بِمَا يَفْعَلُونَ ﴿٧٠﴾
Waxaana loo oofin (dhameyn) nafkastaa waxay camalfashay, Eebana waa ogyahay waxay camalfalayaan.
Share