Surah Sad ( The Letter Sad ) - Aya 18

Surah Sad ( The Letter Sad ) - soomaali - Aya 18 Aya count 88

إِنَّا سَخَّرْنَا ٱلْجِبَالَ مَعَهُۥ يُسَبِّحْنَ بِٱلْعَشِىِّ وَٱلْإِشْرَاقِ ﴿١٨﴾
Annagaa u sakhirray (u fudaynay) Buuraha, wayna la tasbiixsadaan Galab iyo Subaxba.
Share