Surah Al-Qasas ( The Stories )

Surah Al-Qasas ( The Stories ) - soomaali Aya count 88

Wuxuu ku Tusin Mucjisada Quraanka.
Xusuuso Maalinta Eebe u Yeedhi Gaalada oo ku Dhihi Aaway kuwaad ila Wadaajiseen ah kuwaad Sheeganayseen (Caabudayseen).
Xusuuso Maalintaan u Yeedhayno Gaalada oos ku Odhan Eebe Maxaad ugu Jawaabteen Rasuulladii.
Share