Surah An-Nahl ( The Bees ) - Aya 54

Surah An-Nahl ( The Bees ) - soomaali - Aya 54 Aya count 128

ثُمَّ إِذَا كَشَفَ ٱلضُّرَّ عَنكُمْ إِذَا فَرِيقٌۭ مِّنكُم بِرَبِّهِمْ يُشْرِكُونَ ﴿٥٤﴾
Markuu idinka Faydo Dhibkana Koox idinka mida yaa Eebahood la wadaajisa (Cibaadada).
Share