Somali

Surah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Aya count 11
Share
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).