Somali

Surah Al-Inshiqaq (The Splitting Asunder) - Aya count 25
Share
Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado.
Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa).
Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee).
Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan.
Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii).
Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame).
Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca.
Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).